kusoo dhowow baloogaan oo aan uga hadli doono sida dhisaayno loogu sameeyo kanva kadibne loogu daro bogaaga!
waxaan halkaan uga hadli noonaa ama aan kugu la wadaagi doonaa website aan ku qoray kadibne aan ku daray glaris iyo canva desins:
wbsideka aan qoray waxa uu ka kooban yahay 5 bog oo kala ah :
home, about me ,my village, my university and my contact or where people can contact me easily if they to.
first let me talk about what i talked on my home page:
೦ i talked my home page a lots of different things like the soo dhoweynya qofa soo booqda bogeyga ,wax yaabaha uu ka koobn yahy webside keygu, sida: home, village,univer, iyo conatact.
second what talked about my about me page is that something about me like where i was born,
grew up, my basic education and all my history with explained over view.
third: what i talked my village or where i was bond is the its called madiina and located in mogadiahu so i mentioned what masques and schools it has.
sidoole pageka aan uga hadlay jaamacada aan dhigto iyo gooro aan kusoo biiray, wax yaabaha aan ka barto.
sidoo kale waxaan uga hadlay websideskeyga xogo kusaabsan taariiqda jaamacada aan dhigto
sida goorta la aas aaasay iyo waxayaabo kale oo aanana halkaan kusoo koobi kalin.
ugu dambeyn makii aan dhmayey websideka waxaan u badalay responsive oo ah in pagekeygu uu
shaadadwalba ama all screenska fit ku noqdo oo uu la ekaado.
intaas kadib waxaan soo geliyay oo aan soo saaray neflify oo ah meel websideka lagu hosti gareeyo.
kadibne wxaan kusoo shere gayrey my bolog anigoo uga siii shere garey x iyo discodrd for the
pupose of my teacher anigoob uga danleh in ay dadku iga faaideystaan oo ay wada arkaan
waayo cilmigaaga oo aad baahiso waxa aad ka heleysaa ajir iyo xasanaad marka sababtaas
ayaa usameeyay sidaas oo aan kuugu lasoo wadaagay dhamaan xogteyda oo dhameystiran iyo shaqada aan soo qabtay.
marka adi waxaa lagaa doonayaa in aad ka faa'ideysato hadii aadan aqoonin sida loo qoro oo aad barato habka wax loogo dhiso html iyo tailwind css adigoo raacaayo dhisaayn aad figmaha ku sameysatid.
haddaba hadii aad rabto ama aad jeceshay boga aan soo dhiday waxaan gijisaa bogagan kaa hooseeya oo aan kuusoo dhigay linkiga....
ugu dambeyn waxaan kusoo daray image maping iyo designs aan ka keenay canva.
haddaba si aad u aragto designska aan ka keenay kanfa oo aan websideka aan kusoo daray fadlan linkigaan hoose ku dhifo:
https://clever-bavarois-a1987d.netlify.app/
0 Comments